Xeerka Maamulka Maaliyadda · 2025Wuu shaqeeyaa
Qodobka 71aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
‘Wax Kabeddelka Jedwalka Koowaad Wasiirku waxa uu wax ka beddeli karaa Jedwallada xeerka ku lifaagan wuxuuna wax ka bedelkaas u soo gudbinayaa Golaha Wakiillada.