Xeerka Maamulka Maaliyadda · 2025In force

Article 70

Qodobka 70aad

Original Somali text, quoted word for word

Ganaaxyada Iyo Dulsaarrada (Penalties and Surcharge) 1. Wasiirku wuxuu, isaga oo ku soo saaraya qaraar ama xeernidaamiye dhigi karaa ganaaxyada ka yaalla ciddu ku dhaqmi wayda xeerkan ama xeernidaamiyaha laga dheegtay xeerkan, ganaaxyadaasi 0o aanu xeerkani jidayn isaga oo aan dhaafinayn ganaax lacageed 00 aan ka badnayn SLSH 200,000,000 (laba bogol oo milyan). es ¥ 2. Qodobkan waxa looga jeedaa sarkaal dawladeed waxa ku jira qofka ahaan jiray sarkaal dawladeed, ama lagu aaminay maal dawladeed yaanu ahaan ba shaqaale dawladeed’e

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-maamulka-maaliyadda/qodobka-70

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
69Ask about this article71