Qodobka 65aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Warbixin Xisaabeedka Saddex Biloodle Ah 1) = Markuu dhammaado rubuc sannad maaliyadeedku: b) — Sarkaalka fulinta ce hay’ad dawladda dhexe iyo sarkaalka fulinta dawlada doose. t. | Maamulaha ama sarkaalka fulineed ee Shirkad dawladeed ama mashruuc gaar ahi, wuxuu s!'waafaqsan qaabka uu u dejiyo Xisaabiyaha Guud u diyaarin doonaa muddo 15 cisho gudahood ahna ugu gudbin doonaa Xisaabiyaha Guud iyo Hantidhawraha Guud warbixinta rubuc sannad maaliyadeedka uu u xilsaaran yahay, nuqul warbixintan ahna wuxuu siin doonaa wasiirka wasaaradda ama masuulka madaxa ka ah ama uu hoostago. x) Warbixinta rubuc sannad maaliyadeedka ce kor ku xusun waa inay si cad u muujinayso xogaha warbixin xisaabeed (financial) iyo xogaha aan maaliyadda ahayn (non-financial) ee uu sarkaalka fulineed ama maamuluhu maamulay rubuc sannadeedka laga warbxinayo. Kh) = Muddo 45 casho gudahood ah kaddib dhammaadka rubuc sannad maaliyadeedka, Xisaabiyaha Guud wuxuu isku dubaridi doonaa warbixnaha ay u soo gudbiyaan saraakiisha fulintu kana diyarin doonaa warbixinta guud ee rubuc sannad maaliyadeedka ee dawladda, isla markaana u gudbin doona Wasiirka iyo Hantidhawaha Guud. QAYBTA TOBNAAD .. yn