Xeerka Maamulka Maaliyadda · 2025In force

Article 60

Qodobka 60aad

Original Somali text, quoted word for word

Maaraynta Deeqaha Dawladda 1) Deeqaha ay dawladdu ka hesho dawladaha shisheeye ama qof kasta 00 kale waxa guddoomi doona wasirka isaga oo dawladda ka wakiil ah. 2) Dhammaan deegaha ay helaan hay’adaha dawladda waa in lagu daraa miisaaniyadda, iyada oo Wasaaradda Qorshayntu ay kala shaqayn doonto Wasaaradda Maaliyadda sidii farsamo ahaan loogu soo dari lahaa miisaaniyadda deeqahaas, waxa reebban in la isticmaalo deeq kasta oo aanu ansixin Golaha Wakiilladu. 3) Looma oggola dhamaan hay’adaha/wasaaradaha iyo shirkadaha ama wakaaladaha dawladdu leedahay in ay galaan heshiisyo ay ku helayaan deeq, taasoo ay ku jiraan deeqaha aan lacagta ahayn oo ka timid deeq bixiye ama shakhsiyaad gaar ah iyada 00 aanu wasiirku la saxeexin, Golaha Wakiilladdana aan laga ansixin. DEE OApy

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-maamulka-maaliyadda/qodobka-60

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
59Ask about this article61