Article 56
Qodobka 56aad
Original Somali text, quoted word for word
Awoodda Dammaanad Qaadka Daynta 1) Haddii wu ku ganco in ay tahay dan guud ama dan qaran wasiirku waxa uu kari karaa inuu si’ waalaqsan hannaanka iyo shuruudda habboon 00 uu u dejiyay kana ansaxiyay Golaha Wakiillada wuxuu magaca dawladda ku dhigo ama bixiyo dammaanad lagu dammaanad qaadayo dib u bixinta raasamaalka, faa’iido shareecada waafaqsan iyo khidmadaha daynta dalka gudihiisa ama dibaddiisa ec ay amaahanayaan: - b) Golayaasha dawladaha hoose. sy EE ¢ t) Wakaalad dawladeed ama shirkad dawladced. 7 Sie J) Hay’ad kasta oo dawladeed. 2) Kahor inta uuna dhigin ama bixin dammaanadda ku xusan faqradda laad ee qodobkan, wasiirku waxa uu hubin doonaa in ujeeddada loo qaadanayo amaahdu tahay dan guud ama dan qaran isla markaana waalaqsan tahay ku salaysan tahay ama la jaanqaadayso styaasadda dawladda iyo qorshaha horumarinta ; Qaranka.