Xeerka Maamulka Maaliyadda · 2025In force
Article 54
Qodobka 54aad
Original Somali text, quoted word for word
Dib U Bixinta, Isku Beddelka iyo Iskudarka Amaahda 1. Wasiirku waxa uu kari karaa in:- b) Uu dib u bixiyo lacagta amaahda ah ka hor xilligii dib u bixinteeda. t) Uu amaah ku beddelo amaah kale. J) Uuisku daro laba ama dhawr amaahood, kuna daro amaah hore u sij jirtey ama ka dhigo amaah cusub. 2. Siuuu fuliyo ujeeddooyinka faqradda laad ce qodobkan, wasiirku waa inuu xaqiijiyo inuu haysto ama helo oggolaanshaha deeq bixiyaha ay khusayso, marka sidaasi ay lagama maarmaan tahay.