Xeerka Maamulka Maaliyadda · 2025In force
Article 53
Qodobka 53aad
Original Somali text, quoted word for word
Qaabka Qaadahsda Amaahda 1. Qaabka uu wasiirku u qaadan karo amaah lacageedyada ku xusan qodobka 52aad ce xcerkani Waxay noqon karaan: b. Qaab ku salaysan bixinta sendooyinka khasanadda dawladda (bills), damaamanad lacageed (bonds) ama saamiyo. L. Qaab kasta oo kale ce uu wasiirku u arko in habboon yihun, sida casaynta xisaab bangiyeedka (fluctuating overdraft) ce waafaqsan xeerarka Khusceya. 2. Amaahda loo qaadanayo s!'waafaqsan xarafka (b) ce faqradda (laad) ce qodobkan, waa in la waafajiyo shuruudaha uu soo saaro wasiirku.