Xeerka Maamulka Maaliyadda · 2025In force

Article 52

Qodobka 52aad

Original Somali text, quoted word for word

Lacag Amaahasho 1. Amaahda iyo daymaha loo qaaday ujeeddooyinka qodobka 5laad, faqraddiisa laad, xadka iyo shuruudaha daymaha kale ce loo qaaday si’waafaqsan xeerkan laguma dhaqmi doono ilaa uu ansixiyo Golaha Wakiilladu. 2. Wasiirku wuxuu sannad maaliyadeed kasta diyaarin doona nidaamka lagu maamulayo daymaha, Waxaanu soo saari doonaa macluumaadka iyo shuruudaha wax amaah ah lagu gali karo iyo sidoo kale daymaha ay dawladdu balanqaadayso wakhti illaa wakhti yo sidoo kale qaabcelintaa daymahaas ama amaahahaas loo celinaayo.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-maamulka-maaliyadda/qodobka-52

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
51Ask about this article53