Qodobka 50aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Bixinta Kharashka Hawlaha, Agabka iyo Adeegyada Waxa reebban in wax kharash laga bixiyo qasnadda kaydka guud, haddii aan la soo gudbin qaansheeg yo caddeymaha kale ce looga baahan yahay si’wafaqsan xeernidaamiyayaasha iyo nidaamka xisaabaadka, sarkaalka fulineedna hubinin, in: b. Haddii kharashku yahay kharash loo balanqaaday/yaboohay haw) la fulinayo, agab la keenayo ama adeeg la bixinayo, I. In hawshii la fuliyay ama agabkii lala wareegey ama adcegii la heley ama la qabtay, iyada 00 la hayo caddaymo ku filan. I. In kharashka la soo dallacay waafaqsan yahay qiimaha lagu heshiisyay ce ku cad heshiiska ama ballanqaadka. Il. In bixinta lacagtu waafagsan tahay shuruudaha heshiiska ama balanqaadka iyo lacagaha horumarinta (advances) waafaqsan yihiin xaddaynta horumarinta ee uu dhigayo xeernidaamiyayaal ka farcama xeerkan, haddii lacagta la bixiyo ka hor fulinta hawsha, keenidda agabka ama bixinta adeegga, t. Haddii kharashku yahay kharash kale, in cidda la suinayaa tahay ciddii xaqa u lahayd. QAYBTA SIDDEEDAAD AMAAHDA, DAMMAANADAHA DAYMAHA IYO DEEQAHA DAWLADDA