Xeerka Maamulka Maaliyadda · 2025In force

Article 4

Qodobka 4aad

Original Somali text, quoted word for word

Xadka Adeegsiga Xeerka Xeerkan waxa lagu dabbaqayaa dhammaan hay’adaha dawladda dhexe, dawladaha hoose, hay’adaha dawladda ee madaxabannaan iyo shirkadaha dawaladda ama shirkadaha dawladdu ku leedahay saami iyo dhammaan dhacdo maaliyadeedka ay dawladdu qaybta ka tahay. QAYBTA LABAAD STYAASADDA DHAQAALAHA

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-maamulka-maaliyadda/qodobka-4

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
3Ask about this article5