Xeerka Maamulka Maaliyadda · 2025In force

Article 49

Qodobka 49aad

Original Somali text, quoted word for word

Hubinta Gelidda Balangaadyada Wasiirku waxa uu dejin doonaa xeernidaamiye qeexaya nidaamka loo raacayo hubinta iyo habka duwaangelinta xakamaynta balanqaadyada lacagaha lagu dalacayo qoondaymaha_ miisaaniyadda qoondaysan.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-maamulka-maaliyadda/qodobka-49

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
48Ask about this article50