Article 48
Qodobka 48aad
Original Somali text, quoted word for word
Gelidda Heshiisyada Muddada Dheer 1) Haddui uuna si’waafaqsan faqradaha 2aad iyo 3aad ce qodobkan aanay ku jirin miisaaniyad sannadeedka kharash u dhigma ama ka yar hay’ada sarkaalka fulineed ma gali karo heshiis, qandaraas ama hawl kale 00 dawladda saaraysa gudashada waajib maaliyadeed qaadanaya muddo ka badan hal sanno ama sababaya in dawladdu gasho dayn lama filaan ah (C ontingent liability). 2) Dhammaan heshiisyadda muddada dheer soconayaa waa inay miisaaniyad ku filan oo Golaha Wakiilladu u ansixiyay ugu jirtaa miisaaniyad sannadcedka. 3) Oggolaansha Golaha Wakiillada waxa keliya 00 la siin karaa heshiisyada ama mashaariicda qaybta ka ah ama waafaqsan fulinta ujeeddooyinka siyaasadda musaaniyadda ee ku jirta habdhiska miulsaaniyadda. 4) Wasiirku wuxuu sannad miisaaniyadeed kasta warbin ka sunayaa Golaha Wakiillada fulinta maaliyadeed ee heshiisyada barnaamijyada muddada dheer.