Xeerka Maamulka Maaliyadda · 2025In force

Article 38

Qodobka 38aad

Original Somali text, quoted word for word

Oggolaanshaha Lacagaha Laga Saarayo Kaydka Dakhliga Guud Le Wax lacag ah lagama saari karo Kaydka Dakhliga Guud iyada oo aan marka hore la helin WWD EE Og oggolaansho awood kharash (waaran) uu si waafaqsan xcerkan wasiirku u saxeexay, hanti ACL ae >s dhawraha Guudna u oggolaaday kuna socodsiiyay Xisaabiyaha Guud, waxa reebban kharash kal kasta oo mudaysan (periodic warant) 00 miisaaniyadeed oo aanu Hantidhawraha Guud oggolaan in la galo. 2. Wasiirku ma bixin karo oggolaansho awood kharasheed aanay ujeeddadiisu ahayn: b, Bixinta raasamaalka aasaasidda kayd gaar ah si’wafaqsan qodobka 37aad ee xeerkan. t. Bixinta kharashaadka hay’adaha dawladda ugu jira qoondayn muisaaniyadeedka Xeerka Miisaniyadda ama xcerka kab miisaaniyadeed ee kal sannad maaliyadeedka lagu jiro. j. Dib u bixinta ama celinta lacag si khalad ah ku soo gashay keyda dakhliga guud. x. Bixinta miisaantyadda Golaha Wakiillada sida ku xusan qodobka 18aad ce xeerkan ama lacagaha kale ee hay’ad dawladeed xeer u waajibiyay in toos looga saaro qasnadda. kh. Bixinta maalgashi shirkad ay dawladdu leedahay ama qayb ku leedahay. vi. Wasiirku waxa uu hakin karaa, dib ula noqon karaa, xaddidi karaa ama ku soo rogi karaa shuruudo awood kharash bixin kasta ama amar kale oo uu isagu soo saaray, haddii uu wasiirku ku qanco in tallaabadaas loogu baahan yahay sabab la xidhiidha arrin maaliyadeed oo degdeg ah ama ay ku jirto danta guud.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-maamulka-maaliyadda/qodobka-38

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
37Ask about this article39