Xeerka Maamulka Maaliyadda · 2025In force
Article 37
Qodobka 37aad
Original Somali text, quoted word for word
Aassaasidda Kaydad Gaar ah Kayd kasta 00 gaar ah oo la abuurayo waxa waajib ah inta aan la abuurin in wasiirku diyaariyo xeer kii lagu maamuli lahaa kayd kaas una soo gudbiyo Golaha Wakiillada, waxa reebban abuurista kayd kasta oo aan lahayn Xeer Golaha Wakiilladu ansixiyey.