Xeerka Maamulka Maaliyadda · 2025In force

Article 35

Qodobka 35aad

Original Somali text, quoted word for word

Aasaaska Kaydka Dakhliga Guud ee Dawladda 1) — Siloo xaquijiyo habsamida iyo hufnaanta maaraynta miisaaniyadda iyo xisaabaadka Qaranka, waxa tyadoo laga duulayo qodobka 54(2) ee Dastuurka halkan loogu aasaasey kaydka dakhliga guud ee dawladda, kaas oo ah qasnad xisaabeed midaysan oo qudha oo ka furnaan doonta Baanka Dhexe ee Somaliland, yeelanna karta xisaab hoosaadyo u gaar ah hay’adaha iyo macaamilka dawladda ce kala duwan. 2) © Dhammaan dakhliyada dawladda waxa magaca wasaradda loogu dhiteyn ama dhigi doona Kaydka dakhliga guud ee ku xusan faqradda laad ee qodobkan. 3) Ujeeddada qodobkan, dakhliyada dawladda waxa loola jeedaa, dhammaan lacagaha ay kasbato, hesho ama usoo xarooda dawladda ce ay ka mid yihiin lacagaha: b. — Dakhliga ka soo xarooda cashuuraha, ujuurooyinka (fee), takaaliifia (charges), ganaaxyada (fines) ay qaaddo dawladda dhexe, t. Dakhliga ka soo xarooda ganaaxyada ciqaabta (penalties), iibka xadhig ciqaabeedka iyo hantida lala wareego. lp macaashka iyo faa’iidada saamiyada shirkadaha ganacsi ama maalgashiyada ganacsi ec dawladda. X Dakhliga dawladda dhexe ka hesho kirada, takaaliifia iyo lacagaha ku waajiba isticmaalka khayraadka dabuiciga ee dawladda dhexe. kh. Lacagaha uga soo xarooda kirada iyo tibka ama xaraashka hantida dawladda dhexe. d. dhammaan deeqaha iyo daymaha dibadda iyo gudaha ee ay dawladu hesho. rt. Dakhliga laga helo ilaha kale ec uu hadba qeexo Xeerka Miisaaniyaddu. 4) — Ujeeddada qodobkan, lacagahan soo socdaa kuma jirayaan dakhliga kaydka dakhliga guud b. — dakhliga ama faa’iidada lyo raasamaalka ku magacaaban Khasnad kayd gaar ah 00 loo aasaasey si waalagsan qodobka 37aad ee xeerkan. t. Lacagaha uu xeer oggolaaday in ay hay’adda ururisey ay haysato una siticmaasho bixinta kharashaadka fulinta hawlaheeda. j. Lacagta sarkaal maxkamadeed uu hayo ce loogu dhiibay ujeedo ku saabsan fulinta amar makamadeed, ama lacagaha sarkaal ama hay’ad dawladeed amaamno ama dammaanad ahaan ugu hayso cid kale; iyo x. Lacagaha dawladaha hoose uga soo xarooda iibka iyo kiraynta hanuda gaarka u ah dakhliyada cashuuraha, khidmadaha, takaaliifia iyo ganaaxyada ay dawladaha hoose gaarka u leeyihiin ee uu xeer dhaqangal ahi dhigayo. 5) lacagaha kaydka dakhliga guud waxa loo isticmaali karaa 00 kaliya: b. — fulinta hawlaha iyo waajibaadyada dawladda si’waafaqsan xeerkan iyo Xeerka Miisaaniyadda iyo xeerka kaabis miisaaniyadeed 00 dhaqangal ah. rs Aasaasidda Kayd Gaar ah si waalaqsan Qodobka 35aad ce Xeerkan;

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-maamulka-maaliyadda/qodobka-35

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
34Ask about this article36