Xeerka Maamulka Maaliyadda · 2025In force

Article 28

Qodobka 28aad

Original Somali text, quoted word for word

Aasaasida Xafiiska Xisaabiyaha Guud ee Qaranka 1. Xeerkan Waxa lagu aasaasay Xafiiska Xisaabiyaha Guud ee Qaranka. 2. Xisaabiyaha Guud wuxuu u gudanayaa waajibaadkiisa shaqo, si madaxbannaan isla markaasna waafaqsan xeerkan iyo xeerarka kale ee dhaqangalka ah.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-maamulka-maaliyadda/qodobka-28

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
27Ask about this article29