Xeerka Maamulka Maaliyadda · 2025In force

Article 21

Qodobka 21aad

Original Somali text, quoted word for word

Dhammaadka Dhaqangelinmida Qoondayn Miisaaniyadeedka 1) Marka sannad maaliyadeedku dhammaado, dhammaan hay’adaha miisaaniyadlayaasha wixii ka danbeeya 25 December waxa ka reebban inay isicmaalaan lacagaha qoondaymo kharashaadyada aanay kharashgarayn ka hor dhammaadka sannad maaliyadeedka. 2) Dhammaan kharash miisaaniyadeedyada noocaas ahna waxa lagu celin doonaa oo ay ka mid noqonayaan xisaabta kaydka dhigaalka Qaranka, marka laga reebo xaaladaha ay dhigayaan faqradaha daad iyo 4aad ee qodobkan. 3) Iyadoo ay sideeda ahaanayso faqradda laad ce qodobkan, lacagta qoondayn kharasheedka aan la siticmaalin waxa lagu hayn doonaa qoondo gaar ah, kuwaas oo aay ka mid noqonayaan b. Deeqaha qorshaysan t. Daymaha qorshaysan j. Kharshaadka la galay ee curaarta la galiyay. 4) Ujeeddooyinkii loogu talaggalay: Waxa bannaan in, kaddib dhammaadka sannad maaliyadeedka, muddo 30 casho ah la sii isticmaalo qoondayn kharasheedyada, si loo bixiyo qaansheegashooyinka libka alaabooyinka iyo adeegyada ama bixinta deymaha bixintoodu taagan tahay. QAYBTA AFRAAD KORJOOGTEYNTA GOLAHA WAKIILADA EE DEJINTA MIISAANIYADDA IYO MAAREYNTA MAALIYADDA

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-maamulka-maaliyadda/qodobka-21

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
20Ask about this article22