Qodobka 20aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Dib U Fegista Fulinta Miisaaniyadda Wasirku wuxuu, isagoo latashanaya hay’daha fulinaya miisaaniyadda, sannadkiiba hal mar oo nogonaysa bisha lixaad gudaheeda dib u eegis ku samayn doonaa fulinta iyo isticmaalka miisaaniyadda (fiscal progress): - 1) Si loo qiimeeyo guulaha laga gaadhay hadafyadii iyo mashaariicdii (outputs) sannad maaliyadeedka. 2) Si la isula meel dhigo tallaabooyinka lagama maarmaan loogu arko habsamida fulinta sannad muisaaniyadeedka, sida dib u habaynta (readjustment) habdhiska kharashaadka muddada dhexe iyo meelmarinta kab miisaaniyadeed (supplementary budget) ama kala wareejin miisaniyadeed, haddii loo baahdo. 3) Wasiurku waxa uu u gudbin doonaa Golaha Wakiillada warbxinta dib u eegista sannadlaha ah ee fulinta mulsaaniyadda bisha 31-ka August ce sannad kasta taasoo ay la socoto lafagurka dakhliga la ururshay iyo isucmaalka kharashka ee lixda bilood ee hore ee sannad maaliyadeedka, haddii ay lagama maarmaan nogotana wuxuu soojeedin doonaa misaaniyad kab ah si uu u ansixiyo Golaha Wakiilladu. ~~. -14- Via he