Xeerka Hay'ada Hawlgabka iyo Xaqsiinta Shaqaalaha Dawladda · 2024In force
Article 77
Qodobka 77aad
Original Somali text, quoted word for word
Laalid ama nasakhid 1) Waxa halkan lagu laalay ama lagu nasakhay da’da hawlgabka ee ku xusan qodobka 62aad ee Xeerka Shaqaalaha Dawladda Xeer Lr: 97/2029; 2) Waxa kale oo halkan lagu laalay ama lagu nasakhay xeer kasta ama qodob kasta oo ku jira xeer dhaqangal ah oo ka hadlaya hawlgabka iyo xaqsiinta shaqaalaha dawladda Jamhuuriyadda Somaliland.
Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-hayada-hawlgabka-iyo-xaqsiinta-shaqaalaha-dawladda/qodobka-77