Xeerka Hay'ada Hawlgabka iyo Xaqsiinta Shaqaalaha Dawladda · 2024Wuu shaqeeyaa

Qodobka 64aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Dhimashada timaadda inta hawlgabka lagu jiro: 1) Haddu uu qgofku isaga oo da’dii hawlgabka gaadhay guursado, isaga oo xaqii hawlgabka qaatana geeriyoodo, xaqlisa hawlgab waxa la siinayaa qoyskiisa (xaaskii iyo carruurtii) si waafaqsan qodobbada xeerkan. 30 — Jay A Guy = ei Sal) S ©\ Min ee) o 2) Bixinta xaqa hawlgab ee lagu sheegay faqradda laad waxa ay ka bilaabmaysaa bisha ku xigta, bisha uu gofku geeriyooday.

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-hayada-hawlgabka-iyo-xaqsiinta-shaqaalaha-dawladda/qodobka-64
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
63Weydii qodobkan65