Xeerka Hay'ada Hawlgabka iyo Xaqsiinta Shaqaalaha Dawladda · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 62aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Dhimashada shaqaalaha ama gofka hawlgabka ah: Haddii uu gofka shaqaalaha dawladda ah ama hawlgabka xaqa u lihi geeriyoodo, isaga 00 shaqada ku jira, sanduuqu waxa uu bixinayaa xaqa hawlgabka ee dhaxlayaasha, si waafaqsan qodobbada xeerkan.
Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-hayada-hawlgabka-iyo-xaqsiinta-shaqaalaha-dawladda/qodobka-62