Xeerka Hay'ada Hawlgabka iyo Xaqsiinta Shaqaalaha Dawladda · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 30aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Sannad maaliyadeed Sannad maaliyadeedka sanduuqu waxa uu noqonayaa: muddo laba iyo toban (12) bilood ah oo ku dhammaada 31-ka bisha December sannad kasta.
Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-hayada-hawlgabka-iyo-xaqsiinta-shaqaalaha-dawladda/qodobka-30