Xeerka Hay'ada Hawlgabka iyo Xaqsiinta Shaqaalaha Dawladda · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 69aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Xil ka qaadista Iyada 00 qodobbada sharci ee xeer kale 00 kastaa sidooda ahaanayaan, guddidu iyaga oo aan waxba ka beddelin ciqaabta xeerkani tilmaamay, waxa ay xilka ka qaadi karaan xubin kasta ama shaqaale kasta oo lagu helay dembiyada ku xusan xeerkan.
Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-hayada-hawlgabka-iyo-xaqsiinta-shaqaalaha-dawladda/qodobka-69