Xeerka Hay'ada Hawlgabka iyo Xaqsiinta Shaqaalaha Dawladda · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 34aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Shagada ama adeegyada xaga hawlgabka leh Muddada shaqada ama muddada adeegga hawlgabka leh ee shaqaalaha dawladda, waxa laga xisaabinayaa muddada uu shaqaynaayay, iyada 00 laga soo bilaabayo markii shaqada la qoray.
Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-hayada-hawlgabka-iyo-xaqsiinta-shaqaalaha-dawladda/qodobka-34