Xeerka Hay'ada Hawlgabka iyo Xaqsiinta Shaqaalaha Dawladda · 2024Wuu shaqeeyaa

Qodobka 41aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Hawlgabka xilliga hore ah Haddii qofka shaqaalaha dawladda ahi uu hawlgabo ka hor da’dii hawlgabka, xaqa hawlgabka waxa la dhimayaa kala badhka boqolkiiba hal (19%/2) bil kasta oo hawlgabku ka soo hor maro da’dii hawlgabka.

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-hayada-hawlgabka-iyo-xaqsiinta-shaqaalaha-dawladda/qodobka-41
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
40Weydii qodobkan42