Xeerka Hay'ada Hawlgabka iyo Xaqsiinta Shaqaalaha Dawladda · 2024Wuu shaqeeyaa

Qodobka 77aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Laalid ama nasakhid 1) Waxa halkan lagu laalay ama lagu nasakhay da’da hawlgabka ee ku xusan qodobka 62aad ee Xeerka Shaqaalaha Dawladda Xeer Lr: 97/2029; 2) Waxa kale oo halkan lagu laalay ama lagu nasakhay xeer kasta ama qodob kasta oo ku jira xeer dhaqangal ah oo ka hadlaya hawlgabka iyo xaqsiinta shaqaalaha dawladda Jamhuuriyadda Somaliland.

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-hayada-hawlgabka-iyo-xaqsiinta-shaqaalaha-dawladda/qodobka-77
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
76Weydii qodobkan78