Xeerka Hay'ada Hawlgabka iyo Xaqsiinta Shaqaalaha Dawladda · 2024Wuu shaqeeyaa

Qodobka 21aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Magacaabista agaasimaha guud ee hay’adda: Agaasimaha Guud ee Hay’adda Hawlgabka iyo Xaqsiinta waxa magacaabaya, isla markaana xilka ka qaadi kara Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, isaga 00 la tashanaya guddida sare ee hay’adda, si waafaqsan qodobka 9(0aad faqraddiisa 3aad xarafka (sh) ee Dastuurka JSL. 12 CpRKA Gh

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-hayada-hawlgabka-iyo-xaqsiinta-shaqaalaha-dawladda/qodobka-21
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
20Weydii qodobkan22