Xeerka Hay'ada Hawlgabka iyo Xaqsiinta Shaqaalaha Dawladda · 2024Wuu shaqeeyaa

Qodobka 76aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Xeer-nidaamiyeyaasha iyo habraacyada kale 1) Hay’adda oo kaashanaysa guddida waxa ay diyaarinaysaa xeer-hoosaadyada xeerkan ka dheegma si loo gaadho ujeeddoyinka xeerkan. 2) Iyada oo aan la’xaddidayn nuxurka guud ee faqradda laad ee qodobkan, waxa la samayn karaa xeer-nidaamiyayaal kala duwan 00 qeexaya: - b. Xogaha muhiimka ah iyo caddaymaha ee la’xidhiidha sugidda iyo saxnimada codsiyada xaga hawlgabka iyo dadka xaqa u leh. t. Tallaabooyinka ay tahay in loo qaado si xeerkan waafaqsan, wakhtiga iyo sida loo qaadayo, habraacyada loo raacayo iyo foomamka la isticmaalayo. 34 Sanh” Go 3) Sanduuqu, sidoo kale waxa uu diyaarin karaa hagayaal, halbeegyo iyo xeerar hab dhaqan, iyada oo laga duulayo hadba baahida jirta.

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-hayada-hawlgabka-iyo-xaqsiinta-shaqaalaha-dawladda/qodobka-76
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
75Weydii qodobkan77