Article 76
Qodobka 76aad
Original Somali text, quoted word for word
Xeer-nidaamiyeyaasha iyo habraacyada kale 1) Hay’adda oo kaashanaysa guddida waxa ay diyaarinaysaa xeer-hoosaadyada xeerkan ka dheegma si loo gaadho ujeeddoyinka xeerkan. 2) Iyada oo aan la’xaddidayn nuxurka guud ee faqradda laad ee qodobkan, waxa la samayn karaa xeer-nidaamiyayaal kala duwan 00 qeexaya: - b. Xogaha muhiimka ah iyo caddaymaha ee la’xidhiidha sugidda iyo saxnimada codsiyada xaga hawlgabka iyo dadka xaqa u leh. t. Tallaabooyinka ay tahay in loo qaado si xeerkan waafaqsan, wakhtiga iyo sida loo qaadayo, habraacyada loo raacayo iyo foomamka la isticmaalayo. 34 Sanh” Go 3) Sanduuqu, sidoo kale waxa uu diyaarin karaa hagayaal, halbeegyo iyo xeerar hab dhaqan, iyada oo laga duulayo hadba baahida jirta.