Xeerka Hay'ada Hawlgabka iyo Xaqsiinta Shaqaalaha Dawladda · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 75aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Cashuur Dhaafka Wax cashuur ah laga qaadi maayo xaqa hawlgabka, qaadhaanka hawlgabka ee la ururiyay iyo xuquuqda laga helo maalgashiga lagu sameeyo lacagaha hawlgabka, si waafaqsan xeerkan.
Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-hayada-hawlgabka-iyo-xaqsiinta-shaqaalaha-dawladda/qodobka-75