Xeerka Hay'ada Hawlgabka iyo Xaqsiinta Shaqaalaha Dawladda · 2024In force
Article 75
Qodobka 75aad
Original Somali text, quoted word for word
Cashuur Dhaafka Wax cashuur ah laga qaadi maayo xaqa hawlgabka, qaadhaanka hawlgabka ee la ururiyay iyo xuquuqda laga helo maalgashiga lagu sameeyo lacagaha hawlgabka, si waafaqsan xeerkan.
Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-hayada-hawlgabka-iyo-xaqsiinta-shaqaalaha-dawladda/qodobka-75