Xeerka Hay'ada Hawlgabka iyo Xaqsiinta Shaqaalaha Dawladda · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 71aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Masuuliyadda magdhawga Qodobbada xeerkani ka dhaafi maayaan Hay’adda, in uu magdhaw ka bixiyo wixii waxyeello ama dhib ah ee loo geysto qof, hantidiisa ama danihiisa ee ka dhasha fulinta awoodaha hay’adda ee xeerkan ama xeer kale lagu sheegay.
Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-hayada-hawlgabka-iyo-xaqsiinta-shaqaalaha-dawladda/qodobka-71