Xeerka Hay'ada Hawlgabka iyo Xaqsiinta Shaqaalaha Dawladda · 2024Wuu shaqeeyaa

Qodobka 70aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Ka dhaafista masuuliyadda shakhsiga ah Xubinta guddida ama shaqaalaha Hay’adda ee iyada oo si niyad wanaag ah oo xeerka waafaqsan u gudanaysa waajibkeeda u gasha fal keeni kara masuuliyad shakhsi ah, masuuliyaddaas shakhsiga ah loo raaci maayo.

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-hayada-hawlgabka-iyo-xaqsiinta-shaqaalaha-dawladda/qodobka-70
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
69Weydii qodobkan71