Xeerka Hay'ada Hawlgabka iyo Xaqsiinta Shaqaalaha Dawladda · 2024In force

Article 70

Qodobka 70aad

Original Somali text, quoted word for word

Ka dhaafista masuuliyadda shakhsiga ah Xubinta guddida ama shaqaalaha Hay’adda ee iyada oo si niyad wanaag ah oo xeerka waafaqsan u gudanaysa waajibkeeda u gasha fal keeni kara masuuliyad shakhsi ah, masuuliyaddaas shakhsiga ah loo raaci maayo.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-hayada-hawlgabka-iyo-xaqsiinta-shaqaalaha-dawladda/qodobka-70

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
69Ask about this article71