Xeerka Hay'ada Hawlgabka iyo Xaqsiinta Shaqaalaha Dawladda · 2024In force

Article 69

Qodobka 69aad

Original Somali text, quoted word for word

Xil ka qaadista Iyada 00 qodobbada sharci ee xeer kale 00 kastaa sidooda ahaanayaan, guddidu iyaga oo aan waxba ka beddelin ciqaabta xeerkani tilmaamay, waxa ay xilka ka qaadi karaan xubin kasta ama shaqaale kasta oo lagu helay dembiyada ku xusan xeerkan.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-hayada-hawlgabka-iyo-xaqsiinta-shaqaalaha-dawladda/qodobka-69

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
68Ask about this article70