Xeerka Hay'ada Hawlgabka iyo Xaqsiinta Shaqaalaha Dawladda · 2024Wuu shaqeeyaa

Qodobka 68aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Ku takrifalka hantida Shaqaalaha Hay’adda, xubinta guddida, agaasimaha Hay’adda ama ammaano-hayaha ku takrifala hantida sanduuqu, waxa uu galay dembi, waxaanu bixinayaa qiime u dhigma saddex laab, qumaha hantida uu ku takrifalay ama xadhig aan ka badnayn saddex sanno ama labadaba.

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-hayada-hawlgabka-iyo-xaqsiinta-shaqaalaha-dawladda/qodobka-68
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
67Weydii qodobkan69