Xeerka Hay'ada Hawlgabka iyo Xaqsiinta Shaqaalaha Dawladda · 2024In force
Article 68
Qodobka 68aad
Original Somali text, quoted word for word
Ku takrifalka hantida Shaqaalaha Hay’adda, xubinta guddida, agaasimaha Hay’adda ama ammaano-hayaha ku takrifala hantida sanduuqu, waxa uu galay dembi, waxaanu bixinayaa qiime u dhigma saddex laab, qumaha hantida uu ku takrifalay ama xadhig aan ka badnayn saddex sanno ama labadaba.
Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-hayada-hawlgabka-iyo-xaqsiinta-shaqaalaha-dawladda/qodobka-68