Xeerka Hay'ada Hawlgabka iyo Xaqsiinta Shaqaalaha Dawladda · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 65aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Wareejin shaqo Haddu, qofka shaqaalaha ahi wareejiyo shaqadiisa dawladda, una wareego hay’ad kale 00 isla dawladda ah laguna maamulo xeerka shaqaalaha dawladda, isla adeeggaa hawlgabka leh ayaa loo xisaabinayaa xaga hawlgab oo keli ah.
Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-hayada-hawlgabka-iyo-xaqsiinta-shaqaalaha-dawladda/qodobka-65