Xeerka Hay'ada Hawlgabka iyo Xaqsiinta Shaqaalaha Dawladda · 2024In force

Article 65

Qodobka 65aad

Original Somali text, quoted word for word

Wareejin shaqo Haddu, qofka shaqaalaha ahi wareejiyo shaqadiisa dawladda, una wareego hay’ad kale 00 isla dawladda ah laguna maamulo xeerka shaqaalaha dawladda, isla adeeggaa hawlgabka leh ayaa loo xisaabinayaa xaga hawlgab oo keli ah.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-hayada-hawlgabka-iyo-xaqsiinta-shaqaalaha-dawladda/qodobka-65

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
64Ask about this article66