Xeerka Hay'ada Hawlgabka iyo Xaqsiinta Shaqaalaha Dawladda · 2024In force
Article 64
Qodobka 64aad
Original Somali text, quoted word for word
Dhimashada timaadda inta hawlgabka lagu jiro: 1) Haddu uu qgofku isaga oo da’dii hawlgabka gaadhay guursado, isaga oo xaqii hawlgabka qaatana geeriyoodo, xaqlisa hawlgab waxa la siinayaa qoyskiisa (xaaskii iyo carruurtii) si waafaqsan qodobbada xeerkan. 30 — Jay A Guy = ei Sal) S ©\ Min ee) o 2) Bixinta xaqa hawlgab ee lagu sheegay faqradda laad waxa ay ka bilaabmaysaa bisha ku xigta, bisha uu gofku geeriyooday.
Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-hayada-hawlgabka-iyo-xaqsiinta-shaqaalaha-dawladda/qodobka-64