Xeerka Hay'ada Hawlgabka iyo Xaqsiinta Shaqaalaha Dawladda · 2024Wuu shaqeeyaa

Qodobka 63aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Qofka shaqaalaha ah ama hawigabka ah ee la waayo: 1) Iyada oo ay sideeda ahaanayso wixii ka soo horjeeda ee xeer kale ku jiraa, haddii qofka shaqaalaha ah ama hawlgabka xaqa u leh la waayo, lana soo caddeeyo in aanay muddo saddex sanno ah war ka helin dadkii ay ahayd in ay xogtiisa helaan geeri iyo nolol, waxa laga soo qaadayaa in uu geeriyooday. 2) Haddu laga soo qaado in uu geeriyooday ama geeridiisa dhab ahaan loo xaqiijiyo, waxa la dabbaqayaa qodobka 57aad ee xeerkan.

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-hayada-hawlgabka-iyo-xaqsiinta-shaqaalaha-dawladda/qodobka-63
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
62Weydii qodobkan64