Xeerka Hay'ada Hawlgabka iyo Xaqsiinta Shaqaalaha Dawladda · 2024In force

Article 62

Qodobka 62aad

Original Somali text, quoted word for word

Dhimashada shaqaalaha ama gofka hawlgabka ah: Haddii uu gofka shaqaalaha dawladda ah ama hawlgabka xaqa u lihi geeriyoodo, isaga 00 shaqada ku jira, sanduuqu waxa uu bixinayaa xaqa hawlgabka ee dhaxlayaasha, si waafaqsan qodobbada xeerkan.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-hayada-hawlgabka-iyo-xaqsiinta-shaqaalaha-dawladda/qodobka-62

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
61Ask about this article63