Xeerka Hay'ada Hawlgabka iyo Xaqsiinta Shaqaalaha Dawladda · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 61aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Hubinta sii socoshada shuruudaha xaqa hawlgabka: Sanduuqu waxa uu dejinayaa habraacyo uu ku hubinayo sii socoshada ama jiritaanka shuruudaha gofka xaga u siiyay in uu helo dhammaan xuquuqda hawlgab, sida: hawlagbka xilliga hore, hawlgabka qofku gaadhay da’dii hawlgabka, xaqa hawlgab ee naafada iyo dhaxlayaasha.
Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-hayada-hawlgabka-iyo-xaqsiinta-shaqaalaha-dawladda/qodobka-61