Xeerka Hay'ada Hawlgabka iyo Xaqsiinta Shaqaalaha Dawladda · 2024In force

Article 61

Qodobka 61aad

Original Somali text, quoted word for word

Hubinta sii socoshada shuruudaha xaqa hawlgabka: Sanduuqu waxa uu dejinayaa habraacyo uu ku hubinayo sii socoshada ama jiritaanka shuruudaha gofka xaga u siiyay in uu helo dhammaan xuquuqda hawlgab, sida: hawlagbka xilliga hore, hawlgabka qofku gaadhay da’dii hawlgabka, xaqa hawlgab ee naafada iyo dhaxlayaasha.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-hayada-hawlgabka-iyo-xaqsiinta-shaqaalaha-dawladda/qodobka-61

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
60Ask about this article62