Xeerka Hay'ada Hawlgabka iyo Xaqsiinta Shaqaalaha Dawladda · 2024In force
Article 56
Qodobka 56aad
Original Somali text, quoted word for word
Dhimashada dhaxlaha ama luminta xaq u lahaanshaha xaga Hawlgabka: 1) Sanduuqu wuu ka joojinayaa xaqa hawlgabka dhaxlaha, haddii uu dhinto ama uu lumiyo xaq u lahaanshaha qaadashada xaqa hawlgabka ee uu dhaxalkeeda lahaa, si waafaqsan qodobbadan. 2) Marka ay dhacdo in la joojiyo xaqa hawlgab ee dhaxlaha, si waafaqsan faqradda laad ee qodobkan, baaqiga lacagta ah ee soo hadha waxa loo qaybinayaa dhaxlayaasha xaqa u leh. 28 SEE 5 $|\¢ Ve: Ds
Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-hayada-hawlgabka-iyo-xaqsiinta-shaqaalaha-dawladda/qodobka-56