Xeerka Hay'ada Hawlgabka iyo Xaqsiinta Shaqaalaha Dawladda · 2024In force

Article 49

Qodobka 49aad

Original Somali text, quoted word for word

Xaddiga iyo muddada xaga hawlgabka naafada: 1) Qofka shaqaalaha ah ee naafada ahi waxa uu xaq u leeyahay, in uu helo faa’iido hawlgab oo u dhiganta inti uu heli lahaa, haddii uu caafimaad qabo oo uu shaqada sii wadan lahaa, hawlgabkana ku bilaabi lahaa da’da hawlgabka. 2) Xaqa hawlgabka naafada waxa uu qofku helayaa inta uu nool yahay, haddii aanu shaqaaluhu ka soo kaban naafannimada.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-hayada-hawlgabka-iyo-xaqsiinta-shaqaalaha-dawladda/qodobka-49

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
48Ask about this article50