Xeerka Hay'ada Hawlgabka iyo Xaqsiinta Shaqaalaha Dawladda · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 45aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Arrimaha muhiimka ah ee la xidhiidha xaqa hawlgabka 1) Qofki shaqaalaha ahiba waxa uu xaq u leeyahay hal xaq hawlgab oo keliya, dawladduna waxa ay bixinaysaa hal xaq hawlgab oo keliya qofkiiba. 2) Qofka qaatay xaqii hawlgabku, shaqaale dawladeed oo rasmi ah dib uma noqon karo. 3) Haddu gof shaqaale ah oo xaq u leh xaqii hawlgabku geeriyoodo, dadka dhaxalkiisa lihi waxa ay helayaan hal xaq halwgab oo keliya. CUTUBKA LIXAAD HAWLGABKA NAAFADA
Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-hayada-hawlgabka-iyo-xaqsiinta-shaqaalaha-dawladda/qodobka-45