Xeerka Hay'ada Hawlgabka iyo Xaqsiinta Shaqaalaha Dawladda · 2024In force

Article 45

Qodobka 45aad

Original Somali text, quoted word for word

Arrimaha muhiimka ah ee la xidhiidha xaqa hawlgabka 1) Qofki shaqaalaha ahiba waxa uu xaq u leeyahay hal xaq hawlgab oo keliya, dawladduna waxa ay bixinaysaa hal xaq hawlgab oo keliya qofkiiba. 2) Qofka qaatay xaqii hawlgabku, shaqaale dawladeed oo rasmi ah dib uma noqon karo. 3) Haddu gof shaqaale ah oo xaq u leh xaqii hawlgabku geeriyoodo, dadka dhaxalkiisa lihi waxa ay helayaan hal xaq halwgab oo keliya. CUTUBKA LIXAAD HAWLGABKA NAAFADA

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-hayada-hawlgabka-iyo-xaqsiinta-shaqaalaha-dawladda/qodobka-45

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
44Ask about this article46