Xeerka Hay'ada Hawlgabka iyo Xaqsiinta Shaqaalaha Dawladda · 2024In force

Article 41

Qodobka 41aad

Original Somali text, quoted word for word

Hawlgabka xilliga hore ah Haddii qofka shaqaalaha dawladda ahi uu hawlgabo ka hor da’dii hawlgabka, xaqa hawlgabka waxa la dhimayaa kala badhka boqolkiiba hal (19%/2) bil kasta oo hawlgabku ka soo hor maro da’dii hawlgabka.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-hayada-hawlgabka-iyo-xaqsiinta-shaqaalaha-dawladda/qodobka-41

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
40Ask about this article42