Xeerka Hay'ada Hawlgabka iyo Xaqsiinta Shaqaalaha Dawladda · 2024In force

Article 35

Qodobka 35aad

Original Somali text, quoted word for word

Dib ugu magacaabista shaqaalaha dawladda ee adeeg hawlgab leh 1) Haddii ay dhacdo in qof shaqaale ah oo shaqada laga saaray, xaq hawlgabna leh dib loogu magacaabo shaqada dawladda, xaqiisii hore waxa loogu darayaa midka xaqa hawlgab ee shaqada danbe, waase haddii aanu xaqiisa hore ee hawlgab qaadan. 2) Haddii gofka shaqaalaha ah ee dib loo magacaabay loo diyaariyay xaqiisii hawlgabka, Hay’adda Hawlgabku way joojinaysaa bixinta xaqaas. 3) Qofka shaqaalaha ahi, waxa uu wadanayaa shaqadiisaas xaqa hawlgabka leh ilaa uu ka hawlgabayo, markaas oo Hay’adda Hawlgabku isugu gaynayso xaqlisa hawlgabka ee labada xilli shaqo. 19 Oa BNKA G7, SN | <4 \ \wcalh Jo) 5 @\\ A ve KY} @

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-hayada-hawlgabka-iyo-xaqsiinta-shaqaalaha-dawladda/qodobka-35

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
34Ask about this article36